- reset +
BATALAALE
Home

Welcome to the Frontpage

MØTE INNKALELSE (Shirkii labad gudi ee bilaha ahaa)

PDFPrintE-mail

Written by Administrator Tuesday, 24 January 2012 09:01

Batalaale Norway
Møte innkalelse 

Møtested/: Vi møtes på Grønnland postkontor.:  Goobta:  Grønnland-Xafiiska Boostada
Dato:29.01.2012, Kl: 15:00- 18:00                  : Taar: 29.01.2010, Saac: 15:00-18:00

Møten er både for (G. Fulinta) og (G. talobixinta):  Shirku wuxu khuseeyaa G. Fulinta iyo G. Talobixinta.
Som sagt er det viktig at alle møter opp på tiden, setter pris på at dere gir beskjed om dere ikke kommer. Husk at det er obligatorisk møte.
Sidaad ogtihiin waa mihiim in aad wakhtiga ilaalisaan, fadlan fariin ha lagaa helo hadii aanad iman karin. Xasuusnoow in shirku yahay mid waajiba.
Saksliste:  Qodobada laga hadli doono:
  • 1. Utfylling av styrets ledige plasser :  In la buuxiyo boosaska ka banaan G. Fulinta
  • 2. Oppfølging av organisasjonens planer og det som ble diskutert i forrige møte, eller som sagt prosjekt planlegging i Somaliland.  In dib loo jaleeco qorshayaasha ururka iyo waxyaabihii la falanqeeyay kulankii hore, ama sidii la yidhi qorshaynta mashruucii Somaliland.
  • 3. oppføling av nye bidragsgivere : In loo hawl galo deeqbixiyaal cusub.
  • 4. informasjon om Kulan styret, Ismail Ali og Ahmed Beegsi : Warbixin ku saabsan maamulka KULAN, Ismail Ali iyo Ahmed Beegsi
  • 5. Annet: Wixii kale ee la hayo
 

Gudoomiyaha ururka batalaale
Abdirashid Maygaag.
Last Updated on Tuesday, 24 January 2012 09:16  

SHIRKII LABADA GUDI EE QABSOOMAY 18.12.2012

PDFPrintE-mail

Written by Administrator Thursday, 22 December 2011 19:13

18122011163 
Kulanki Batalaale ee G.fulinta iyo G. talobixinta.
Tarikhda/Wakhtiga: 18.12.11, 1530- 1730 
Gobta: Grønland postkontor.  
Gobjoogayaal: Ahmed Beegsi, Sicid M. Amin, Xasan daad, Faysal J. Hashi, Abdirashid Ax.,Khadra Diriye, Samira C/raxman, Saynab Abdi, iyo Nuura Xuseen (marti).
Qodobada shirka: 
1.     Qodobka 1aad ooahaa in la soo buuxiyo sadex (3) xubnood oo ka dhiman G.Fulinta, kuwaas oo kala ah: Agaasimaha dhaqaalaha, Madaxa «Dugnadka» iyo Masuulka Qalabka Ururka ayaa waxa laysku raacay in ay G. Talobixinta ee ururku soo magacaabaan oo ay shaqadoodii tahay. Waxa kale oo ay G. Fulintu soo jeediyeen in ay u baahanyihiin 3 xubnood oo ka mida G. Talobixinta oo ula shaqaysa si joogta ah taana looga fadhiyo Gudida Talobixinta.
2.     Qodobka 2aad ee laga hadlay waxa uu ahaa BATALAALE SOMALILAND. Mudo (6) lix bilood laga joogo waxyaabihii u qabsoomay xubnaha Batalaale ee Somaliland:
a.  208 xubnood oo Hargaysa iyo Berbera ah ayay maryaan mudadaas 6da bilood ah.
b.  Lacagta ay soo xareeyeen: $1,338 (kun sadex boqol iyo sideeyo sodon doolar).
c.  Kharashaadka ay isticmaaleen mudadaas: $ 780 (Todoba boqolyo sideetan doolar)
d.  Cash-ka (Lacagta) ay soo direen ee ku dhacday AKOONKA GUUD:  $ 578 (Shanboqolyo sideedyo todobaatan doolar).
e. Furistii xafiiska Berbera oo qalabkiisii u dhanyahay. La wareegistii
xafiiska Hargaysa oo qalabkiisii u dhanyahay. Wacyigalin balaadhan Hargaysa iyo Berbera. Wareejintii Fidriga ee Cisbitaalka Dhimirka. Dhar kala duwan oo ay u iibiyeen dadka bukaanka ah ee cisbitaalka.
Maxaa loo baahanyahay?
Waxyaabaha laysku raacay wax ka mid ahaa in Batalaale Somaliland loo diro $ 250 (laba boqolyo konton doolar) bil kasta (laga bilaabo January 2012) oo noqda kharashaadka kala duwan ee ay isticmaali doonaan, xisaab celintana ay iyagu soo sameeyaan. Wixii dakhli ee soo galana ay sideeda ugu shubaan AKOONKA GUUD si ay xisaabtu u fiicnaato. Waxaana laysla qaatay in 3 sadexdii biloodba mar loo qadimo si ururka sumcadiisu u fiicnaato oo aan kirooyin loogu lahaanin. Waxaana la ogaaday in Cabdi Cilmo iyo Cabdi Axandoon kharash badan jeebadooda ka bixiyeen mudadii ay hawlaha wadeen, sida telefoono iyo shidaalo ay isticmaaleen. Waxa intaa dheeraa qalabayntii xafiiska Berbera oo ay ku deeqeen qalab aad u qaali ahaa.
Waxyaabaha kale ee laga hadlay waxa ka mid ahaa in xubnaha dalkii hooyo jooga ee ururka Batalaale loo sameeyo dhiiri galin iyo kulmo ay isuugu yimaadaan oo qado. Sidoo kale xubnaha Norway in ay ku kulmaan goobo ay ku wada casheeyaan habeenada qaarkood. Waxa kale oo laga wada hadlay in xubnaha ururka ee Norway uu qof waliba la xidhiidho qof wadankii jooga oo uu ka codsado in uu ku biiro ururka Batalaale oo qaadhaanka $2 labad doolar ahna iska bixiyo.
Last Updated on Friday, 23 December 2011 01:28

Read more...

 

Ogaysiis: Shirkii Bilaha Ahaa ee U. Batalaale Norway

PDFPrintE-mail

Written by Administrator Monday, 12 December 2011 09:34

Batalaale Norway
Møte innkalelse 

Møtested/: Vi møtes på Grønnland postkontor.
Dato:18.12.2011, Kl: 15:00- 17:00

Møten er både for (G. Fulinta) og (G. talobixinta).
Som sagt er det viktig at alle møter opp på tiden, setter pris på at dere gir beskjed om dere ikke kommer. Husk at det er obligatorisk møte.
Saksliste:
  • Utfylling av styrets ledige plasser.
  • Batalaale, SL
  • Batalaale tomten i SL
  • Diskutere organisajonens planer (Kritikk fra medlemmene øker).
  • oppføling av nye bidragsgivere

Gudoomiyaha ururka batalaale
Abdirashid Maygaag.
Mobil:45812836.
--
Aswrwb/ Mvh/ Sincerely
Batalaale development organization

www.batalaale.com
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
+47 45812836/ +47 98825281

Last Updated on Monday, 12 December 2011 09:37  

TACSI KU SOCOTA CABDI CILMI GUULEED OO AABIHII KU GEERIYOODAY LONDON HABEENKII XALAY

PDFPrintE-mail

Written by Administrator Thursday, 01 December 2011 09:20

GUDOOMIYAHA URURKA BATALAALE (C/RASHIID) IYO G. KUXIGEENKA BATALAALE (SAMIIRA MUUSE), SIDOO KALE DHAMAAN XUBNAHA IYO GUDIYADA KALA DUWAN EE URUR WAYNAHA BATALAALE DAL JOOG IYO QURBA JOOGBA WAXAY TACSI U DIRYAAN MUDANE CABDI CILMI GUULEED (masuulka ururka ee Somaliland) OO AABIHII CILMI GUULEED KU GEERIYOODAY CARIGA INGIRIISKA (LONDON) HABEENKII XALAYTOOLE. 

 

WAXA AANU ILAAHAY UGA BARYAYNAA MARXUUNKA IN UU ILAAHAY U NAXARIISTO, JANATUL FARDUUSANA KA WARAABIYO. INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. SIDOO KALE WAXAANU ILAAHAY KA BARYAYNAA IN SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO AABO CILMI GUULEED DHAMAAN QOYSKII, QARAABADII, EHELKII IYO ASXAABTII UU KA BAXAY.  AAMIIN.....AAMIIN.....AAMIIN............

 

URUR WAYNAHA BATALAALE

 

Last Updated on Thursday, 01 December 2011 09:36  

WAXYAABIHII KA SOO BAXAY SHIRKII GUDIDA FULINTA EE BATALAAL OO AHAA 30.11.2011

PDFPrintE-mail

Written by Administrator Friday, 11 November 2011 23:17

Shirkani waxa uu qabsoomay wakhtigii lagu balamay, waxaanu ku qabsoomay goobtii loogu talogay. Markii la falanqeeyay qodobadii miiska saarnaa waxa laysku raacay qodobadan hoos ku qoran ee shanta ah:

  
1.  Waxaa laga wada hadlay in xubnaha fulintu wakhtiga dhawraan, wakhtiyada shirarka ururku dhacayaan.
2. In laba xubnood oo dumar ah lagu soo buuxiyo  xubnaha ka dhiman gudida fulinta, taas oo la rajaynaayo in ay si dhakhso ah ula jaan qaadan gudida fulinta.
3. In codsiyada ururka wixii qabya ah la dhamaystiro si dhakhso ahna loogu gudbiyo cida ay qusayso.
4. In Batalaale Somaliland ay soo samayso baadhitaan(research), kaas oo ah in qiimayn lagu soo sameeyo baahiyaha asasiga ah ee gobolka ka jira iwm.
5. In ururku qoshahiisa dhaw iyo ka fogba cadeeyo siduu wax u kala horaysiinayo, iyo qaabka loo wajahaayo?.

Waxaa kale oo aad layskugu adkeeyay gudiduna is fartay in habsanka layska ilaaliyo wakhtiyada shirarka.

Aswrwb/ Mvh/ Sincerely
Batalaale development organization

www.batalaale.com
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
+47 45812836/ +47 98825281

Last Updated on Friday, 11 November 2011 23:22  
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 1 of 10